Back

daruur

homonym 3 Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ro, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax biyood oo galay gibilka, ka dibna ku qaboobay meel joog sare leh oo dhulka dushiisa. Uumi-baxa biyuhu wuxuu ka yimaadaa, harooyinka, webiyada iwm. daruur4 f.g1 (-ray, -rtay) Kabo, laammo iwm sarjiyadooda tolmo lagu qurxinayo u yeelid.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →