Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ro, m.l
Conjugation
n/a
daruur
homonym 2
Noun
Explanation
-
1
Caad biyo xambaarsan oo cirka iyo dhulka dhexdooda heehaaba.
Other forms
daruur (1)
Noun
Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo.
daruur (3)
Noun
Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax biyood oo galay gibilka, ka dibna ku qaboobay meel joog sare leh oo dhulka dushiisa. Uumi-baxa biyuhu wuxuu ka yimaadaa, harooyinka, webiyada iwm. daruur4 f.g1 (-ray, -rtay) Kabo, laammo iwm sarjiyadooda tolmo lagu qurxinayo u yeelid.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →