Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-oomay, -oontay; -oomi) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
xoon
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.
Other forms
xoon (1)
Noun
Laxle.
xoon (2)
Noun
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya- waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur- ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →