Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
xoon
homonym 2
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya- waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur- ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →