Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
furan
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
(-llo ..., m.dh) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°). xagal
Other forms
furan
Noun
(-syo ..., m.dh) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la isa siiyey oo aan ku jirin bar dhammaadyada. G.ka f. ee u dhexeeya laba tiro oo maangal ah a iyo b waxa loo qoraa (a,b). Marka g.ka f. lagu muujinayo xarriiq tiro bar dhammaadyada goobo ayaa la geliyaa.
furan (1)
Verb
Wax la furay noqosho.
furan (2)
Verb
Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →