Back

furan

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-rnaa, -rnayd) — Class IV (-aa / -ayd) — stative/adjectival, no imperative form

Explanation

  1. 1

    Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho.

  2. 2

    Wax guntintiisa la kala furay ahaansho (xarig).

  3. 3

    Wax meel ku xirnaa wax la sii daayey ahaansho.

  4. 4

    Halxiraale wax, la fasiray ahaansho.

  5. 5

    Haweeney wax la dalaaqay ahaansho.

  6. 6

    Awr wax rarkii laga dhigay ahaansho.

  7. 7

    Mashruuc, dhisme, barnaamij iwm hawshooda wax la billaabay ahaansho.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →