qaad
Explanation
-
1
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
-
2
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
-
3
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin.
-
4
(f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid.
-
5
(f.g) Hanti dhicid.
-
6
(f.g) Nafley cudur ku dhicid.
-
7
(f.g) Hees ku luuqayn.
-
8
Yibir cid habaarid.
-
9
(f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho.
-
10
(f.g) Jaad cunid.
-
11
(f.mg) Roob feerid.
-
12
Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →