Back

qaad

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Mugga ay wax leeyihiin.

  2. 2

    Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.

  3. 3

    (1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo.

  4. 4

    : magacyada lammaanan. Tus. “Dulqaadka”.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →