Back

badweyn

homonym 2 Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-nno, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →