badweyn
Explanation
-
1
Biyo badeed badan, dhul aad u ballaaran ku fadhiya oo adduunka u kala qeybiya qaarado, sida Atlaantigga, Hindiya iwm.
-
2
Meel badda dhexdeeda ah oo xeebta ka fog.
Other forms
Dhaqaaqa biyaha dusha ee badweynta. qulqul qumman (q.q.) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya marka uu dhexmaraayo mareeg danab. 694 qulqul talantaaliya (q.t.) m.l (fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg danab, si joogta ahna u beddelaya jihada marar badan halkii seken.
Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →