Back

kaadidhiig

homonym 2 Noun Medicine
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Cudur dalalka cimilada kulul laga helo oo uu keeno deris- ku-noolka “bilharzia”. Ukumaha deris ku noolka oo soo raaca saxarada ama kaadida 483 qofka qaba cudurka, waxay ku koraan bocoolaha ku jira biyaha macaan kuwaaso u sii daaya biyaha deris-ku-nool yaryar ah oo ka galaya jirka qofka ku mayranaya biyahaas. Astaamaha: kaadida oo dhiig soo raaca.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →