Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a
annilliida
Noun
Biology
Explanation
-
1
Faylam ka mid ah laf dhabarla'da oo ka kooban goryaanno maraaraysan, tusaale: dirxi dhuleed. Anniliiduhu wuxu leeyahay jidh jilicsan oo dhululubaysan kaas oo ay ka muuqdaan maraaro. Maraarahaasi waxay aad uga muuqdaan dhinaca dusha iyaga oo u taxan sida fargallada ama kaatun. Dhinaca gudaha maraar kasta waxa tan kale u dhexeeya xuub iyo xaad dag.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →