Back

dood

homonym 2 Noun Mathematics
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-do, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama weedho ah oo ka bilaabanta urur qaadashooyin ah kuna dhammaata go'aan.

  2. 2

    Urur hawraaro ama weedho ah oo loo yaqaan afeef iyo hawraar lagu soo gooyay oo loo yaqaan go'aan. [Mathematics]

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →