Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
dobler
Noun
Physics
Explanation
-
1
(-dadka ..., m.l) Isbeddelka muuqda ee rakaadka ileyska ama jabaqda ay bixisay walax soconaysa, marka loo eego ilaaliya taagaan. Marka ay walaxdu ku soo socoto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid kororsan; marka ay walaxdu dhaafto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid hooseeya. raadka
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →