Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-aamay, -aantay; -aami) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
dayaan
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. , diryaan², diyaan².
Synonyms
Other forms
dayaan (1)
Noun
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
dayaan (2)
Noun
Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →