Back
Word form
Pronoun
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
n/a
aan
homonym 1
Pronoun
Explanation
-
1
Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee kelida ah (hadlaha ama wax qoraha). Tus. “Meel aan ku nasto ayaan doonayaa”
-
2
aan² qr.diid Qurub tilmaamaya in weertu tahay weer diidmo, weer xor ah ama midaan ahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigii la qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aan imaanini waa Cali”.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →