darso
Explanation
-
1
(f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho.
-
2
(f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho.
-
3
(f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho. Tus. “Cali geeliisii laba halaad buu ku darsaday”.
-
4
Ku d.: wiil gabadh u guurin.
-
5
U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →