Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
dhiigga
Noun
Zoology
Explanation
-
1
Milanka ka soo hara markuu dhiig xargago. Seeramku waxay u dhigantaa balasmada, laakiin waxa ka maqan borotein la yiraahdo fibrinogen iyo walax kale oo hab hawleedka xargagidda loo isticmaalay.
Other forms
dhiigga
Noun
Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. 517 Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar ka mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale.
dhiigga
Noun
No definition recorded.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →