daran
Explanation
-
1
Wax karti badan ahaansho (qof).
-
2
Wax dhibaato badan ahaansho.
-
3
Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho.
-
4
Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho.
-
5
U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho.
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →