darajo
Explanation
-
1
Summad: (°). Halbeeg lagu cabbiro xaglaha sallaxa ah, taasoo la mid ah 1/360 wareeg dhammaystiran ama 1/90 ka xagal qumman.
-
2
Jibbaarka doorsoome ku jira tibix. Tusaale ahaan tibixda 3y . Tibixda ah 3x y z darajadu waa wadarta jibbaarrada doorsoomayaasha oo ah [Mathematics]
-
3
Darajada tibxaale ama isle'eg: waa darajada tibixda leh darajada ugu sarreysa. dar-alla fk. Run ahaan. 188 [Mathematics]
-
6
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →