darab
Explanation
-
1
Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan; istanyo.
-
2
(-yo, m.dh) Cabir dhulka beeraha lagu cabiro (oo afar jibaal ah) oo le'eg 25 mitir.
-
3
Saxaro.
-
4
In yar oo biyo ah oo lagu istinjoon karo.
-
5
Dun, aleel, kuul iwm oo weelka lagu qurxiyo.
-
6
Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursaday oo hooyadeed la siiyo.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →