Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-llo, m.dh
Conjugation
n/a
dalool
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
-
2
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood.
Synonyms
Other forms
dalool (2)
Noun
Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
dalool (3)
Verb
Meel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax).
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →