Back

dacar

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.

  2. 2

    Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.

  3. 3

    Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →