Back

agagse

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan.

  2. 2

    Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →