aameel
Explanation
-
1
Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi.
-
1
Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof).
-
1
Cid kalsooni ku qabid.
-
1
Qof, wax cid aammin ku qaba ahaansho.
-
1
Qof, wax cid aamminka ku qabo noqosho.
-
2
Wixii waxay arkaan iska raacaan. ąamiin m.dh ld ąammiin. ąamiinsad m.l ld ąamiinsasho. ąamiinsasho m.dh ld ąammiinsasho. ąamiinsi m.l ld ąammiinsasho. ąamiinso f.mg3 (-saday, -satay) ld ąammiinso. ąammiin m.dh Erey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay in Ilaah aqbalo ducada. ld ąamiin. ąammiinsad m.l ld ąammiinsasho. ąammiinsasho m.f.dh eeg ąamminso. ld ąamiinsad, ąamiinsasho, ąamiinsi, ąammiinsad, ąamm ąammiinso f.mg3 (-saday, -satay) Aaammiin dhihid. ld ąamiinso. ąammin¹ m.l
-
2
Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel). ąammin² f.g1 (-nay, -ntay)
-
2
Ku ąa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho. ąamminaad m.dh ld ąamminid. ąamminbax f.mg1 (-xay, -xday; -bixi) Ka ąa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin. ąamminbixid m.f.dh eeg ąamminbax. ąammindarreysad m.l ld ąammindarreysasho. ąammindarreysasho m.f.dh ld ąammindarreysad, ąammindarreysi. ąammindarreysi m.l ld ąammindarreysasho. ąammindarreyso f.mg3 (-stay, -satay) Ka ąa.: cid ka ąamminbixid. ąammindarro m.dh Kalsooni la'aan. ąamminid m.f.dh eeg ąammin². ąamminnimo m.dh Ąammin ahaansho. ąamminsan f.g4 (-naa, -nayd)
-
2
Qof, wax rumaysan jirista Eebbe iyo diimaha ahaansho. Tus. “Diinta Islaamka ayaan aamminsanahay”. ąamminsanaan m.f.dh eeg ąamminsan. ld ąamminsanaansho. ąamminsanaansho m.l/dh eeg ąamminsanow; ld ąamminsanaan. ąamminsanow f.g3 (-naaday, -naatay)
-
2
Qof, wax rumaysan jiritaanka Eebbe iyo diinta noqosho. ąamminsii f.lg2 (-iiyay, -iisay) Qof in uu wax aammino ka oggoleysiin. ąamminsiin m.f.dh eeg ąamminsii.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →