Back

dabaggal

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.

  2. 2

    Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.

  3. 3

    Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →