Back

agaasin

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm.

  2. 2

    Habeynta iyo isku dubbarididda hawsha.

  3. 3

    Agaasin: guud: xafiis laga maamulo dhowr waaxood.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →