Back

dabaadi

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”.

  2. 2

    Dabaadi ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →