Back

daan

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-aaman, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →