Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-yayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a
curiye
homonym 2
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Walaxda aan loo sii kala bixin karin walxo ka sii fudud asal haan. Atammada curiyuhu waxay dhammaantood leeyihiin tiro borotoon oo isku mid ah iyo weliba tiro isku mid ah oo elektaroon, taas oo jaangoysa firfircoonaanta kimikaad. Curiyayaasha, dabiici ahaan, laga helo dhulku waa ilaa 92.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →