Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
u-eegan
Noun
Physics
Explanation
-
1
Summad: d. Cufnaanta walax oo loo qaybshay cufnaanta biyaha. Cufnaan u-eegan (d) = cufnaanta walaxda (P)/cufnaanta biyaha (P). Mar haddii cufnaanta biyuhu ay le'egtahay 1000 kg/m3, cufnaanta u-eegan ee walaxi waxa le'egtahay 1/1,000 (hal kumaadka) cufnaanta walaxda.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →