Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
baddadhexe
Noun
Geography
Explanation
-
1
Nooc cimilo oo ay helaan dhulalka saaran Badda Dhexe, iyo gobollo kale oo ku kala yaal labada galoobbadh ee adduunka oo u kala dhaca meel juqraafiyeed isku mid ah: goodiyada galbeed ee qaaradaha, cirifyada kulaalayda gobollada cimilada dhexdhexaadka, iyo ugu dhawaan loolka kulaalay la moodda ee cadaadisyada sare inta u dhexaysa 30 ilaa 40 ee loolka waqooyi iyo koonfurba. cimilada
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →