Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
aagga-qabow
Noun
Geology
Explanation
-
1
(-gag-qabow, m.l) Soohdinta dhulka dushiisa ee kala soocda hawo qabow iyo hawo diiran. Hawada qabow ayaa hoos ka cadaadisa tan diirran.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →