Back

carrojiif

Noun Geology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Lakab dhadhaab ah oo ka hooseeya oogada dhulka, kaas oo ka kooban 133 dhadhaabo cufnaantoodu ay ka sarrayso kuwa oogada dhulka, waxaana kala saara carrojiifka iyo oogada dhulka la yiraahdo moho; gunta dhererka carrojiifku wuxuu gaarayaa ilaa 2,900 Km. (1,800 mayl) ka hoos dhulka dushiisa. Carrojiifka isagana waxaa ka hooseeya xuddunta.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →