Back

cadaadis-yar

Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (-yo ..., m.dh) Gobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo marka loo eego meelaha ku wareeraysan, mararka qaarkood waxaa loo yaqaan gufaaco.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →