Back

cadaadis-beege

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-gayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qalabka loo isticmaalo in lagu cabbiro cadaadiska gibilka. Qaabkiisa ugu sahlan 116 waxa loo yaqaan cadaadis beegaha meerkari; meerkaridaas oo ku jirta dhululubo qarsho ah oo xiran oo lagu gembiyay meerkari kale oo weel ku jirta; meerkaridaas ku jirta dhululubada waxay ismiisamayaan culayska gibilka, dherekeeduna wuxuu ku siinayaa cabbirka culayska cadaadiska gibilka. Heerka meerkarida ee dhululubada ku jirta wuxuu tusinayaa celceliska cadaadiska gebilka ee bad la simanta.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →