af
Explanation
-
1
Xubinta nafleydu ay wax ku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhu ay ku yaalliin.
-
2
Dhinaca ay middidu wax goyso.
-
3
Waddo, tog, xarig iwm dacalka ay ka bilowdaan.
-
4
Wax guda leh meesha wax looga shubi ama gelin karo.
-
5
Af: leh: sida fiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →