Back

buuri

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako.

  2. 2

    Caleenta geedahaas oo 106 siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno).

  3. 3

    Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm.

  4. 4

    Buuriga la qiiqiyo.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →