Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-qay, -qday) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
buuq
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn.
-
2
Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.
Other forms
buuq (1)
Noun
Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso.
buuq (2)
Noun
Jabaq kasta oo dad dhiba; waxa lagu qiyaasaa iskeelka desibal oo u dhexeeya heerka maqalka ugu hooseeya (0dB) iyo heerka dhawaaqa maqalku xanuuniyo (130dB). Dhawaqyo maqalka qasa oo dhexgala liid rakaad ee marin sigaarsiin.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →