adke
Explanation
-
1
Maatarka saddexdiisa qaybood middood oo leh mug iyo qaab go'an, iskana caabida xoogagga qaabkeeda beddelaya.
-
2
Shaxan joomaterikaad oo saddex aaddimood leh. [Mathematics]
-
3
Adke: lix salaxaale: shaxan adke ah oo leh lix weji oo barbarooleyaal ah. [Mathematics]
-
4
Adke u: umiyoobe: wejigeddoonka adkuhu ku noqdo neef isaga oo aan marka hore dhalaalin. [Mathematics]
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →