Back

adhaxle

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Faylam xayawaan oo leh adhax duleed oo ay dhexda ugu jirto xangulle dareen wade, heerarkooda kobcinta qaarkood waxay leeyihiin adhax dabacsan iyo dalool waafiyeed oo u furan dalqada. Waxa jira faylam hooseed, kuwaas oo kan ugu weyn loo yaqaan lafdhabarley.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →