bur
Explanation
-
1
Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
-
2
Taag ciid.
-
3
Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm).
-
4
Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan.
-
5
Abur; xoor. bųr¹ m.l (-rar, m.l) Ul culus, toosan, madax buuran leh oo hub ahaan loo qaato; qool; garruun.
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →