Back

adeeg

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Hadal aan qornayn oo cid loo dhiibo si ay cid kale u gaarsiiso, farriin.

  2. 2

    Shaqa hoosaad laga qabto guryaha iyo xafiisyada oo aan u baahnayn xirfad gaar ah. Tus. “Adeeggii buu diidey”.

  3. 3

    Waxyaabaha daruuriga ah ee qoys maalin suuqa uga baahanyahay.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →