Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-no, m.dh
Conjugation
n/a
borojekshan-sargo'an
Noun
Geography
Explanation
-
1
Nooc khariidad brojekshan ah, taas oo u muuqata sida iyadoo galoobka laga arko fogaansho ma dhawaato ah, sidaas darteed hal galoob-badh ayaa lagu muujiyaa khariidad brojekshan. Fallaaraha ilayska ee borojekshanka samayntiisa saldhig u ah waa barbaro waxayna ku qotomaan sallaxa borojekshanka.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →