Back

borojekshan-koombeed

Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Khariidad la soo saaro marka warqad koombo oo kale u samaysan lagu wareejiyo galoobka. Khariidadda waxaa lagu xardhaa koombada dusheeda, dabadeedna koombada waa la kala fidiyaa.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →