Back

boqor

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-rro, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay.

  2. 2

    Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan.

  3. 3

    Boqor ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →