addin
Explanation
-
1
Tirada kulannada loo baahanyahay in baro lagu muujiyo xarriiq dusheeda, qaab ama adke. Shaxan sallax ah waa laba addimaale, shaxan adke ahna waa saddex addimaale.
-
2
Baaxadda shaxan sallax ama adke ah. [Mathematics]
-
3
Mid ka mid ah xaddiyada fisigeed ee salka ah oo loo adeegsan karo in lagu tibaaxo xaddiyo kale. [Mathematics]
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →