Back

yurasil

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-lo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyabaha ay ka koobanyihiin beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedda RNA. Waxa laga soo dhiraandhirriyaa bayramadiin.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →