Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-eeshay, -eelatay) — Class III (-tay / -atay) — stems ending in -o / -so / -ow
yeelo
Verb
Explanation
-
1
Hanti ama wax kale lahaan.
-
2
Ku y.: dayn cid ku lahaan.
-
3
U y.: wax aad u danayn.
-
4
Kab iwm suun u samaysasho. yeelsii f.g/lg2 (-iiyay, -iisay) Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →