Back

yahan

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo.

  2. 2

    Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti.

  3. 3

    Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa. Tus. “Dagaalyahan, aqoon- yahan iwm”.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →